Wasaarada Shaqada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland oo qabatey kulan looga Hadlaayey mashruuca Sagal

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Garowe ayaa waxaa lagu qabtay shirka sanadlaha ee dib u eegsita mashruuca Sagal, mashruuca ayaa ah mid lagu taageerayo haweenka uurka leh iyo dadka baahiyaha qaba ee  kunool deegaanada Puntland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.