Maamulka Golaha Dhalinyarada Kismaayo oo ka hadlay sida ay ugu guuleysteen isku xirka Dhalinyarada

0
133

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo dhismihii golaha dhalinyarada degmada Kismaayo waxaa ay sameeyeen qorshayaal badan oo lagu hormarinaayo Dhalinyarada magaalada iyo deegaanada hoos yimaada.

Abaadir Cabdiraxmaan Beeshi Gudoomiyaha golaha dhalinyarada degmada Kismaayo ayaa sharaxaad ka bixiyay sida ay ugu guleysteen  isku xirka dhalinyarada deegaanka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.