kulan Looga Hadley qiimeynta iyo dib u eegista mashruuca Sagal oo lagu qabtay Garowe

0
22
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Garowe ayaa waxaa lagu qabtay shirka sanadlaha ee dib u eegsita mashruuca Sagale mashruuca ayaa ah mid lagu taageerayo haweenka uurka leh iyo dadka baahiyaha qaba ee  kunool Buntland .
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay isku dubaha wasaradaha gobolada Buntaland iyo qaar ka mid agaasimayaasha wasaradaha Buntland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.