Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Jubbaland oo kulan la qaadatay qaar kamid ah Hay’adaha Ka howl galo Jubbaland

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arimaha Bulshada Jubbaland Ibraahim Maxamed Qooshow ahna ku simaha Wasiirka ayaa ka warbixiyay kulan uu maanta xafiiska kula qaatay Masuuliyiin ka tirsan Hay’adaha Save the Childaren iyo Jubba Foundation.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.