Munaasabad deeq Waxbarasho lagu bixinayay oo Muqdisho laga daah-furay

0
36
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dafuray deeq waxbarasho Jaamacadeed oo heerka labaad ah deeqadan ayaa waxaa la siiyay ku dhawaad 35 ardey kuwaas oo ay ku baran doonaan Taqasuska isku dhafka Maareynta Kheyraadka biyaha.
Kulanka ayaa waxaa koob joog ka ahaa wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha XFS iyo Wasiirka wasaradda waxbarshada XFS.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.