Barakacayaasha Kismaayo oo codsaday in kaga caawiyo adeegyada asaasiga u ah Nolosha

0
37
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ku yaalo kaamam badan oo ay ku nool yihiin masaakiin iyo Barakacayaal ay saameysay abaartii guud ahaan ku dhufatay dalka, waxayna kasoo barakaceen deegaanada ku teedhsan magaalada Kismaayo.
Kaamka Buu’aale wuxuu kamid yahay kaamamka kuyaalo magaalada  waxaana Ku nool dad tabardaran oo ubaahan in laga caawiyo iney helaan goobo caafimaad iyo xarumo Waxbarasho oo lacag la`aan ah, maadaama aysan awoodin qarashaadka ku baxaya caafimaadka iyo Waxbarashada.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.