Haweeneey saameyn ku yeelatay Abaarihii dalka oo Ganacsi ka hal-abuurtay Baladweyne

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Faadumo Abshir Dhoore oo kamid ah haweenka Degan kaamka Doonguduud ee Magaalada Baladweyne islamarkana abaarta ka jirtay gobolka uga soo hayaantay Deegaanka Bukure ee gobolka Hiiraan ayaa kaamka ay degan tahay ka dhax furatay ganacsi yar oo ay ku mareyso nolol maalmeedka qoyskeeda.

Ganacsigaan yar ayay ka mareysa nolol maalmeedka 10 caruur ah oo iyada ay dhashay iyadoo sido kale ka bixisa waxbarashada iyo Caafimaadkooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.