Tababar ku saabsan Xakamaynta Cudurka HIV-AIDSka oo Lagu qabtay magaalada Boorama

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha xakameynta HIV-AIDS ayaa magaalada Boorama waxaa uu ku qabtay tababar ku saabsanaa deg dejinta qorshiyaasha xakameynta Cudurkaani.

Tababarka ayaa waxaa uu socon doonaa mudo sedax maalin ah, waxaana furitaanka tababarka ka hadlay gudoomiyaha xakameynta HIV-AIDS ee soomaaliland Dhaqtar Ismaaciil Maxamed.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.