Kulan looga hadlaayay Ganacsiga Djitaalka oo Kismaayo lagu qabtay

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland ayaa Kismaayo ku qabatay kulan ay isugu yimaadeen Madasha daneeyeyaasha ee u diiwaangelinta Digital-ka ganacsiga.

Kaas oo bulshada u sahleysa qaab fudud oo ay ku bixin karaan Canshuurta,waxaana sidoo kale Aaladaan lagu ogaan karaa Qof aan shati qaadan iyo kan qaatay.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.