Beeraleyda Jubbaland oo loogu baaqay in ay tacbadaan Beeraha

0
28
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya ayaa leh dhul beereed aad u ballaaran, haddana waxaa la sheegayaa inay aad u yaryahay dalaga kasoo go’ beeraha dalka.
Bulshada ku nool Dowlad Goboleedka Jubbland waxaa ay qaarkooda  ku  tiirsan yihiin Tabcashada Beeraha si wax soo saarkooda ay  sare ugu qadaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.