Iskuulka Baladweyne oo fursado waxbarasho siiyay In ka badan 80 Arday

0
25
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 80 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka baladweyne oo ku yalo xafda bundweyn ee magalada baladweyne

Ardayda helay fursadaha waxbarsho ee iskuulka baladweyne ayaa ahay kuwa aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.