Wararka Kulan looga hadlaayay dhismaha golaha deegaanka oo lagu qabtay degmada Xeraale. By Radio Waamo - June 22, 2023 0 20 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Xaraale ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay sidii loo soo dhisi lahaa Golaha deegaanka degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud. Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2023/06/hamdi-warka-gobolada-Kulan-looga-hadlayay-dhismaha-golaha-deegaanka-oo-lagu-qabtay-Xeraale.mp3