Dowladda Hoose ee Xamar oo ka warbixisay dib u habeyn lagu sameeyay xarunta gurmadka deg dega ee Gaadiidka

0
32
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Waaxda Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar mudane Cabdiqaadir Cigale iyo Agaasime ku xigeenka waaxda howlaha farsamada dowladda hoose ee xamar Bashiir Shoombe Shuute ayaa ka warbixiyay howlo dayactir ah oo lagu sameyay xarunta gaadiidka dowladda hoose ee xamar qeybta degmada wadajir .
Mamulka gobolka Banadir ayaa wada howlaho shaqo oo dib u habeyn balaaran oo lagu sameeyay xarunta gurmadka deg dega ee gaadiidka ee Xamar.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.