Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka oo soo gaaray magaalada Kismaayo

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Hay’adda maaraynta masiibooyinka qaranka ee  SODMA Maxamuud Macalin Cabdule iyo Wafti uu Hogaaminaayo ayaa so gaaray magalada kismaayo halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay wasiirka wasarada Gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka dowlad Gobaleedka jubbaland oo ay weheliyaan wasiir ku xigeenka wasarada iyo xubno ka socday golaha wasiirada Jubbaland iyo masuuliyiin kal.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.