Qiimaha Mooska oo sare u kacay Suuqyada Jowhar

0
155
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sare ukac laga dareemaya Qiimaha la Iibyo Mooska ee Suuqyada magaalada Jowhar waxaana sare ukacaasi lagu sababeeyay wadooyin qaar oo ay xireen fatahaadda wabiga shabeelle.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.