Maamulka Dhuusamareeb oo lagu baaqay in Xafaddaha magaalada u qabtaan tartan dhanka Nadaafaadda

0
69
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ustaad Nuur dhiblaawe oo ka mid ah barayaasha magalada Dhusmareeb ayaa maamulka degmada Dhuusamareeb kula taliyeey inay heerka nadaafaadda magalada sare u  qaadaan sid midaas ay sameeyana waxa uu ugu baaqay in  xaafadaha magalada loo qabto tartan dhaka Nafaadda ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.