Gaadiidleyda Baladweyne oo dhibaato ku qaba marista wadada laamiga ka dib burbur ka soo gaaaray fatahaadda

0
118

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadayaasha ka xeeya gaadiidka nuucyadiisa kala duwan ee magaalada Baladweyne ayaa dhib ku qaba isticmaalka wadada laamiga ah ee dhaxmarta magaalada taasi oo burbur kasoo gaartay fataahadda wabiga shabelle.

Wadadan ayaa muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo bulshada magaalada waxaana hada ku yimid bur xoogan iyadoo ay jiraan godad iyo dhagaxaan yaalla qeybo kamid ah wadada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.