Kulan Loogu hadlayay Qorshaha Keydka Talaalka Dalka oo Ka Furmey magaalada Baydhabo

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ka socda shir daba socdaa shir sanadkii hore ka dhacay Magaalada Gaarowe kaasoo looga hadlaayay qorshaha keydka talaalka iyo fulinta qorshaha horumarineed ee joogtada ah ee talaalka.

Shirkan oo si wadajir ah ay u qabteen Wasaaradda Caafimaadka XFS,Hay’adaha WHO,UNICEF ayaa waxaa ka soo qeybgaley wakiilo ka socday Wasaaradaha Caafimaadka Dowlada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.