Kulan looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa tacadiyada loo geysto Haweenka oo lagu qabtay Kismaayo

0
83

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Cilmi baarista Haweenka ee SWSC ayaa magaalada Kismaayo  ku qabatay dood ay ka wada qeyb galeen haweenka degmada Kismaayo iyo haweenka saraakiil Booliiska.

Kulankan ayaa looga dooday sidii loo heli lahaa meel ay dumarka Jubbaland kusoo gudbiyaan xogta tacadiyadaha ay lakulman iyo sida ugu macquulsan ay xogtooda ugaarsiin lahaayeen hay,adaha amaanka ee wax uqaban lahaa.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.