Xaafad ka mid ah Baladwayne oo wali laga dareemay Saamayntii ka dhalatay fatahaadda wabiga Shabeelle

0
145

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qeybo ka mid ah Xaafaddaha magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiraan oo dhawaan ay hirgeliyay dadaad ka soo rogmaday webiga Shabeelle ayaa wali laga dareemaya sameeynta uu webigu ka gaaystay xaafadaha magaalada iyadoo meelaha qaar ay hada  dib uga laabteen biyihii ku soo rogmaday.

Dadaalkaan oo ahaa kuwa xooggan ayaa saameyn ku yeeshay isku socdka  dadka iyo Gaadiidka ‘dhaqdhaqaaqa Ganacsiga ,Goobaha Waxbarashada iyo Caafimaadka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.