Dadka isticmaala wadada isku xirta Baladweyne iyo Ceel-jaalle oo dhibaato ku qaba Buundada Nuur-Xawaad

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadkaan oo intooda badan aan awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha lagu raaco Gaadiidka cagaf-cagafta oo ah kan kaliya ee laga isticmaalo magaalada Baladweyne ayaa dhibaato ku qaba maritaanka buundada Nuur-Xawaad Kadib markii dadaad xooggan ay ku soo rogmadeen.

Dadka isticmaala wadadan oo u badan rag ayaa marka ay marayaan buundada qa qabsada biraha ku dhagan tiirarka shubka ee dhowr sano ka hor laga dhisay labada dhinac ee Buundada iyo meelaha kale ee halista.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.