Beeraleyda Jubbaland oo loogu baaqay in ay tacbadaan Beeraha

0
135

Kismaayo(-Idaacadda Waamo)-Xili roobadaka gu’ga ayaa waxaa inta badan ka faiidesta bulshada beerlada iyadoo hada uu wabiga Jubba uu ku fatahay qaar ka mid ah deeganad dowlad goboleedkaJubbaland.

Marka uu wabiga ku fataho beeeraha ayaa waxay beeraladu ku dadaalaan tabacashada beerahood iyagoo ka faiidesan biyaha wabiga.

Bulshada beeralayada ah ee kunool dowlad goboleedka Jubbaland lagu baqay in ay ka faiideestaan xili roobadka ayna abuurtaan Beerahood.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.