Gaadiidleeyda Kismaayo oo soo dhaweeyay dhismaha wadooyin Laamiga ah ee Degmada Kismaayo

0
33
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayadoo uu heer gabogobo ah marayo wajiga kobaad ee mashruuca dhismaha wadooyinka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose islamarkaan qaar  ka mid ah wadooyin laami la saaray halka qaar kalana ay wali ku socoto howsha laami saarista ayaa gaadiidleeyda degmada Kismaayo waxaa ay soo dhaweeyeen mashuuraca dhismaha wadooyin laamiga ah .
Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka noocyadiisa kala duwan ayaa sheegay in markii hore ay dhibaato wayn ku qabeen wadooyinka burbursan balse hada ay ku faraxsanyihiin wadooyinkii la dhisay qaarkoodna Laami la saaray.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.