Mas’uuliyiinta Hay’adda Tayo-dhowrka Qaranka oo kormeer shaqo ku tagay Xafiiska shirkadda sheybaarka Jubbaland

0
35
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abdishugri maxamed xasan madaxa Hay’adda Tayodhowrka Heyada Qaranka xafiiskeeda Jubbaland ayaa kormeer shaqo kutagay xafiiska shirkada sheybaarka adeega Tayadhawrka Jubbaland Oo tan iyo markii la aas aasay Deegaanada Jubbaland horay ooga qabatay shaqoyin dhowr Ah  Kormeerka ayaa sidoo kale daarnaa Qiimaynta iyo uguur galida adeega ay bixiso shirkada sida baarista badeecada soogala dalka iyo kuwa ka dhoofa sii loo ilaaliya badqabka bulshada iyo degaankaba caafimaad ahaan iyo dhaqaale ahaan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.