Fatahaadda wabiga Shabeelle oo saameyn ku yeelatay goobaha Waxbarshada Beledweyne

0
142

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah goobaha waxbarashada ee Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan  ayaa la xiray  kadib markii uu wabiga Shabelle ku fatahay afarta xaafadood ee magaalada isla markaana biyuhu ay Galeen qaar ka mid ah xarumaha waxbarashada.

Iskuulka Hoose Dhexe Sare ee Cumar Bin Al-khadhaab oo kamid ah iskuulada ugu waaweyn ee ku yaalo magaalada Baladweynee ayaa waxaa saameeyn weyn ku yeelatay Fataahaada uu sameeyay wabiga shabeelle.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.