Macalimiinta Dhoobley oo waalidiinta ugu baaqay in ay caruurtooda baraan nabadda iyo muhiimada ay bulshada u leedahay

0
155

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalimiinta waxa kadhiga Iskuulada ku yaala Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay waalidinta Soomaaliyeed ugu baaqen  in ay ka qeyb qataan Nabadda iyo Horumarinteda iyo sido kale in ay Caruurta Baraan xiliyada ay Guryaha Jogaan nabada iyo wanaageeda.

Qaar ka mid ah macalimiinta wax ka dhigaa Iskuulada ku yaala Degmada Dhoobley ayaa ka warbixiyay Doorka  ay walidiintu kaqadana in caruurta la baro muhiimada ay nabadu u leedahay bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.