Dayactir lagu bilaabay baalooyinka Soolarka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo kaashanaya shacabka Malaagada ayaa bilaabay dayactir lagu sameeynayo soolarka cadceeda ee magaalada layrka siiya.

Cilado kala duwan oo ay qabeen soolarada iyo shacabka magaalada oo dhib ku qabay mugdiga jiray ayaa sababatay in laga howl galo hagaajinta Soolarada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.