Dowladda Soomaliya oo dalka dib ugu soo celisay 123 muwaadin oo ka soo barakacay dalka Suudaan

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Arday, 78 ka mid ah dadkaas waxaa la keenay Muqdisho halka 45 laga dajiyay magaalada Garoowe.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.