Jaamacadii ugu horeysay oo lagu baran doono qur’aanka kariimka oo laga hirgelinayo Hargeysa

0
104

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxaa ka socda dhismaha jaamacadii ugu horeysay oo loogu talo galay in lagu barto qur’aanka kariimka iyo Axdiista Nabigeenna Maxamed NNKH taasoo hadda dhismaheeda uu marayo heer gabo gabo ah.

Sidoo kale gudaha jaamacaddaha ayaa laga hirgelinaya masaajid weyn oo loogu talo galay inay ku tukadan ardeyda dhigata jaamacadda qur’aanka kariimka.

Jaamacaddan ayaa lagu wadaa marka la soo gaba gabeeyo inay si lacag la’aan ah wax uga bartan ardeyda magaalada Hargeysa.

Xamdi Maxamed Yaasin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.