Maamulka Degmada Xudur oo ugu baqay Hay’addaha iyo dowlada in la caawiyo dadka fatahaada biyaha roobka uu sameeyay

0
201

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Xudur  Cumar Cabdulaahi Maxamuud Aatuu ayaa kormeerey dadka ku nool Xaafadda Buulow iyo Kaamamka magaalada oo saameeyn ku yeesheen biyaha roobkii ka da’ay magaalada Xudur.

Gudoomiyaha Degmada Xudur ayaa hay’ada ugu baqay in wax laga qabta xaalada dadka danta yar ee sameen gaar ah ku yeeshay raboobkii dhawaan ka day’ayay degmada Xudur.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.