Hay’adda Hormuud Salaam foundation oo deeq lacageed gaarsiisay 50 haween oo danyar ah

0
118

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Hormuud Salaam foundation ayaa barnaamijkeeda taakuleynta afurinta bisha barakeysan ee Ramadaan waxa ay maanta Deeqa lacageed gaarsiisay 50 haween danyar oo ku nool magaalada muqdisho, 50 haween danyar ayaa laga soo xulay degmooyinka gobalka Banaadir ururka hormarinta haweenka Soomaaliyeed.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.