Beeraleyda deegaanka Xudur ciise oo bilaabay tabcashada Beeraha deegaankaasi

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tuulada Xudur Ciise waxa ay ka mid tahay Tuulooyinka Hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ka curtay roobka gu’ga taas oo ay ku diirsaden dadka iyo duunyada.

Beeralayda deegaanka Xudur Ciise ayaa bilaabay Tabcashada beeraha ayagoo ka faa’iidaysanaya roobka guga ee curtay .

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.