Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey Qoysas dad danyar ah oo ku nool Xaafadda Waaberi ee Dhuusamareeb

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo la guda galay bisha barakaysan ee ramadaan ayna jiraan qoysas badan oo heysan wixii ay ku afuri la haayeen ayaa Ururka dhalinyada samafalayaasha ah ee lagu magacaabo Waaberi Charity Organisation islamarkaana ka shaqeeya caawinta dadka nugul Waxaa ay deeq raashin ah u qeybiyey qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool xafada Waaberi ee magaalada dhuusamareeb.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.