Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland Ayaa Kormeer shaqo ku tagay Dekadda Kismaayo

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Booqashada wasiirka oo salka ku haysa Wax ka ogaanshaha shaqada Dekadda kismaayo iyo siii loo hormarin lahaa ilaha dhaqaale ee dowladda ayuu kormeer ku sameeyay dhamaan xafiisyada, waxaana uu indho indheeyay shaqada baaxada leh ee ay hayaan Hawalwadeenadda Xafiisyaddu, sidoo kale wasiirka ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatey dhamaan waaxaha shaqada Ee Dekedda kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.