Ururka Dhalinyarada midnimada Hiiran oo deeq Raashin ah gaarsiiyey barakacayaal ku nool duleedka Baladweyne

0
116

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaradan oo ku midoobay magaca Ururka midnimada Hiiraan ayaa qoysaskan oo ku nool kaamka Duugane oo kuyaalla deegaanka Ceeljaalle ee duleedka Baladweyne waxaa ay gaarsiiyeen deeq ay  ku anfuraan .

Qoysaskan oo ay saameeysay abaarta ka jirta dalka aya kasoo barakacay deegaano kamid ah gobolka Hiiraan waxaana hada heysta baahiyo ay kamid yihiin Hooy-la’aan ,biyo yari iyo caafimaad daro.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.