Iskaashatooyinka Kallmuumeysatada Kismaayo oo kulan mahadcelin ah ku qabtay Kismaayo

0
107
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo oo ay ka dhisan yihiin iskaashatooyinka badan oo kalluumeysato ah ayaa waxaa ay mid ka mdi ah Hoteelada maagalada ay  ku qabteen kulan ballaaran oo ay ugu mahadcelinayeen doorka Wanaasgan ee wadashaqeynta ay kala kulmeen mas uuliyiinta wasaaradda Kaluumeysiga iyo kheyraadk badaha  ee Dowlada Goboleedka Jubbadaland, taasi oo ay sheegeen in ay ka taageertay mashaariic badan oo lagu hormariyay wax soo saarkooda.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.