Haween ku nool magaalada Baladweyne oo isku bahaystay caawinta Aroosyada

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Si ay kaalin uga qaatan dhismaha qoysaska cusub ah ayay isku baheysteen haweenkan oo ku nool Magaalada Baladweyne iyagoona arooska ku caawiya lacago ay isku dardareen taasoo inta badan ay ku soo iibiyaan alaabaha loo baahan yahay.

Haweenkan oo ka dhisan xaafadda Buundo weyn ee Magaalada Baladweyne ayaa ku bohoobay magaca 15-ka shumey

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.