Gudiga dhimaha masjidka Baxrul Nuur Kismaayo oo Shacabka Somaaliyeed ka codsaday in laga qeyb-qaato dhameystirka Masjidka

0
150
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga Gacanta Ku haayo Dhismaha  masjidka Baxrul Nuur ee ku yaalo Magaalada Kismaayo gaar ahaan Xaafada Calanlay  waaxad madiino  oo Shacabka Somaaliyeed ka codsaday in laga qeyb-qaato dhameystirka masjidka kaasi oo hada u istaagay Qarash la aan awgeed.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.