Suuqyada Magaalada Baydhabo oo laga dareemayo Isbedel dhanka Qiimaha Qudaarta

0
183

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay Fooda nagu soo heyso Bisha  barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa Suuqyada qudaarta ee Magaalada  Baydhabo laga dareemayaa sara u kac dhanka qiimaha qudaarta lagu kala iibsado  waxaa ayna Bulshada  si wayn isha ugu  wada heysa qudaarta la heli doono kuwa aan la heli doonin iyo qiimahooda.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.