Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeer ku sameeyey dhismaha wadada isku xirta Kismaayo iyo Afmadow.

0
152
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadada isku xirta Magaalada Kismaayo iyo Degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose oo uu dhismeheedu socdo ayaa waxaa maanta gormeer ku sameeyay Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowlad goboledka Jubbaland.
Dhismaha wadadaan oo muhiim u ah isku socodka Degmooyinka Kismaayo iyo Afmadow ayaa ku yimid isku tashi bulsho waxaa uuna hada Marayaa meel Wanaagsan.
Hamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.