Deegaanada Galmudug oo laga daah-furay mashruuc lagu dawaynayo xoolaha deegaanadaasi

0
114
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada dhuuso mareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa laga daahfurey mashquuca lagu daweynayo hal milyan oo xoolo ah kuwaa oo kunool deegaanada kala duwan ee dowlad goboleedka Galmudug.
Mashruucan daahfurkiisa ayaa waxaa kasoo qeyb galay  madax katirsan 2-da gole ee dowlad goboleedka Galmudug, iyo ururka dhakhaatiirta xoolaha.
Agaasimaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Galmudug Dr. Suleymaan Mahamed Saalax ayaa faahfaahin ka bixiyey mashruuca xoolo daweynta ee laga daahfurey deegaanada Galmudug.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.