Barakacayaasha Kaamka Wardheer oo codsaday in Maro-kaneeco lagu caawiyo

0
174

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamka Wardheer waxuu ka mid yahay kamaka ku yaall magaalada Kismaayo dadkan barkacyasha oo ka soo barkacay deganaanadau dhow degmada Kismaayo kuwaas oo sameesay abaaraha ka jira dalka ayaa waxaa wajahayaan daruufo adag

Barkacayaashan ayaa waxay ku nool yihiin guriyo aan ka sameesay cowshada, iyo baca aan ceelin karin qoraxada ka jir magaalada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.