Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Shaybaarkeeda magaalada dhuusamareeb oo shaqo bilaabay

0
110
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka dowlad gobleedka Galmudug ayaa dhawaan xarunta dhexe ee sheybaarka Galmudug ka hirgalisay magaalada dhuusamareeb ee casimaada dowlad gobleedka galmudug.
sheybaarkan oo ahaa mid baahi badan loo qabay ayaa wuxuu dabooli doonaa baahi badan oo dhanka sheybaarka ah taasi oo fursad u noqon doontoi dadka danta yar ee kunool magaalada Dhuusomareeb maadaama sheybaarkaasi uu yahay mid dowladeed.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.