Dhalinyaro badan oo ku nool Baydhabo oo ka faa’iidaystay waxbarashada farsamada gacanta

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruunta Farsamada Gacanta ee Maadfo Waa xarun lagu taba baro dhaliyarada shaqa la’aanta haysta ee ka soo jeeda qoysaska danta yar ee ku nool Magaalada Baydhabo, waxaana xaruntaani lagu bartaa xirfadaha kala ah wadista baaburta iyo Cilad bixintooda,tolista dharka ,karinta dharka nocyadiisa kala duwan iyo farsamooyin kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.