Haween danyar ah oo noloshooda ka Ganacsada Iibinta Sabuulka

0
171
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool Haween badan oo danyar ah ku waas nolol maalmeedka qoyskooda ka maareeya iibinta sabuulka ka soo go’a beeraha gobolka Hiiraan.
Haweenkaan ayaa sabuulka waxa ay ku iibiyaan aga,gaarka masjidu,nuur ee xaafada Xaawo taako waxaa ayna dhaqaalaha ka soo gala Sabuulka ay ka ganacsadaan ay ku maareeyaan nolosha Qoysaskooda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.