Maamulka Machadka Imnu Qayim Al Jowzi oo xaflad Qalin Jabin u qabtay Arday baratay Culumta Shareecada

0
90

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Macadka Imnu Qayim Al Jowzi ayaa Magaalada Kismaayo ayaa xaflad qalin Jabin ah u qabatay arday baratay Culuumta Shareecada islaamka iyo walibo luuqada Carabiga.

munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeyb galay maamulka mu`asasada al qeyraad, maamulka Macadka Imnu Qayim Al Jowzi, waalidiin, arday iyo marti sharaf kale.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.