Jaamacadda Daha Faraceeda Kismaayo oo qabatay kulan ardayda Iskuulada Kismaayo loogu diyaarinayo Imtixaanka sanadkaan

0
101
Jaamacadda Daha Faraceda Magaalada Kismaayo oo kulan wax barasho u qabatay Ardayda Sandkaan galayso Imtixaanka Mideysan Ee Dowlada kuwaasi oo lasiinaayo Muraajacooyin dhanka madooyinka Dugsiyada sare waxaana kulanka goobjoog ahaa macalimiinta Iskuulaa kismaayo maamulka Jaamacada Daaha iyo mas uuliyiin ka socotay wasaaarad Waxbarsahda Jubbaland iyo marti sharaf kale.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.