Macalimiinta wax kabarata Machadka Tababarada Dhoobley oo kawarbixiyay Tababarada ay qaataan

0
108

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka tababarada Macalimiinta ee Dowlada Goboleedka Jubbaland faraciisa Dhoobley ayaa waxaa uu tababar siiyaa qaar kamid ah Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada ku yaala Degmada Dhoobley.

Machadka oo gacan  ka helaya Wasaaradda Waxbarshada Jubbaland ayaa Macalimiinta siiya Tababar kor loogu qaadayo xirfadda Macalinimo si loo helo Araday tayo waxbarasho leh.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.