Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo daah-furay Shirka u qareemida Adeeg bixinta baahsan

0
158

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Dangoryo ayaa waxaa lagu qabtay madasha  u qareemidda adeeg bixinta baahsan, waxaana ka soo qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland , Wasirro ka tirsan Puntland iyo qaar ka mid mas’uuliyiin ka tirsan Puntland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.