Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Jubbaland oo dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland

0
100
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne kuxigeenka Labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta ayaa waxuu manta dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland oo  dib u dayactirka lagu sameenaya
kulanka dhagax dhiga wasaradda ayaa waxaa ka qeyb ahaa wasiiro  ka tirsan Jubbaland iyo iyo qaar ka mid ah agasimiyaasha wasaraddaha Jubbaland.
Adinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.